Dayax madoobaadkii ugu dheeraa qarniga 21-aad oo la filayo inuu dhaco!

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa qarniga 21-aad ayaa la filayo inuu dhaco!

Waxaa la sheegayaa in uu soo socdo dayax madoobaadkii ugu dheeraa qarniga 21-aad, taasoo keenaysa in xitaa la arko meeraha Mars.

Dhacdadan ayaa la filayaa inay billaaban doonto Jimce 27-ka bishan Luulyo, saacada Afrikada Bari, markey yahay 20:14 illaa laga gaaro 23:21 saqda dhexe. Waxaa laga arki doonaa, Afrika, Yurub, Aasiya, Australia,  iyo qaybo ka mid ah koofur Amerika. Dhamaan Bariga Afrika waa laga arki doonaa.

Comments

Popular posts from this blog

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon guud iyo Diini ka Kooban, Qeybtii Koowaad.

Maahmaahyo iyo Murti (qaybtii kowaad).

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon Guud iyo Diini Ka Kooban, Qeybtii Shanaad.