Posts

Showing posts from September, 2017

Qubeyska Joogtada ah oo ay Dhakhaatiirtu ka Dayriyeen, tolow Maxaa Cusub?

Image
Inta badan waxaa la aamisanahay in maalin qubeysku hoos udhigo jeermiska iyo usgagga jirka laakiin xaaladdu sidaa way ka duwan tahay. Waxaa iska caadi ah iney si joogta ah u meydhaan dadka haya shaqooyinka adag ama daggan wadamada ay kuleyluhu ku badan yihiin, arrinku xiriir lama laha shiirka jirka ee uu keeno dhididku. Dhakhaatiirta ayaa sheegaya in si joogto ah maalin kasta oo maydhaa ay dhibaato u keeni karto haragga sare ee jirka oo ay furayso duleelada haragga oo jeermisku ka dusayo, jirkuna uu ku qalalayo, arrinkaas oo daciifinaya nidaamka difaaca jirka, maydhashada joogtada ahna waxay qalleyl u keenaysaa jirka oo qalleyl noqonaya saliidaha dabiiciga ah ee jirka uu leeyahay. Dr. Elaine Larson oo khabiir ku ah cudurada faafa barena ka ah jaamadacadda Columbia ee dalka Mareykanka ; waxa uu yiri; ” Dadku waxay aaminsan yihiin in maydhashadu tahay nadaafad laakiin arrinkaasi sax maaha”. Dhakhaatiirta ayaa dadka kula talinaya in isbuucii hal ama labo jeer oo qudha la maydho si j