Faa'iidooyinka Laga Helo Cunista Cinabka
Cinabku wuxuu kamid yahay miraha aadka u macaan oo dunida meelo badan laga helo.
Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya macaankiisa ka helaan, hayeeshe aysan ogeyn faa’iidada ku duugan cunista cinabka.
Haddaba waxaan halkan kusoo gudbin doonnaa dhowr faa’iido oo cunista Cinabka laga helo.
1. Wuxuu daweeyaa neefta.
2. Wuxuu xoojiyaan lafaha.
3. Wuxuu kahor tagaa cudurrada ku dhaca wadnaha.
4. Wuxuu baabiyaa calool-fuurka.
5. Wuxuu furaa ama bogsiiyaa dheef- shiidka.
6. Wuxuu maareeyaa kaadi-macaanka.
7. Wuxuu daryeel u yahay caafimaadka ilkaha.
8. Wuxuu daweeyaa xanuunada qaar ee ku dhaca kilyaha.
9. Wuxuu isu dheelli tiraa dufanka raaca dhiigga.
10. Wuxuu ka hortagaa bacteriyada jirka soo weerarta.
11. Wuxuu kahor tagaa Kansarka ku dhaca naasaha.
12. Wuxuu si dadban ula diriraa Anemiyada ama dhiig-yaraanta.
Comments