Faa'iidada Caafimaad ee Babaayga


Babaaygu wuxuu ku jiraa qudaarta ama cunnooyinka aadka loo jecel yahay oo maalinle inta badan bulshadu u cuni karto. Wuxuu kamid yahay qudaarta kuwa ugu raqiisan, qiimo ahaan, uguna qaalisan, nafaqo ahaan.

Dadka intooda badan waxay cunaan xilliyo kala duwan. Qaar ayaa doorbida inay subaxi cunaan, walow Soomaalidu aysan u badneyn. Halka inteenna badanna aan xilliga qadada qaadanno. Hayeeshe, sinna uma xuma inaad cunto Babaayga waqtigii aad doonataba.

Haddaba, waxaan kuu sheegi karnaa dhowr faa’iido oo laga heli karo Babaayga.

Babaayga waa cunno macaan oo lagu cabeeyey nafaqo.

Waxaa ku jira maado kobcisa unugyada jirka.

Babaayga wuxuu leeyahay dihin liddi ku ah Kansarka.

Maadooyinka kobciya unugyada ee Babaayga ku jira waxay sare u qaadi karaan caafimaadka wadnaha.

Babaaygu wuxuu la diriraa caabuqa ka dhasha cudurro badan.

Babaaygu wuxuu sare u qaadi karaa Dheef-shiidka.

Waxay kahor-tagaan wax-yeellada soo gaari karta maqaarka qofka.

Comments

Popular posts from this blog

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon guud iyo Diini ka Kooban, Qeybtii Koowaad.

Maahmaahyo iyo Murti (qaybtii kowaad).

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon Guud iyo Diini Ka Kooban, Qeybtii Shanaad.