Layaab:Hotel Loogu Talala Galay Dadka Doonaya Inay Ooyin Badani Ka Timaaddo Dalka Japan.

Mid kamid ah hotelada waawayn ee dalka Japan ayaa laga sameeyay qolal gooni ah oo loogu talala galay qofka doonaya inuu ooyo ooyin badanina waliba ka timaaddo.

Waxa uu go’aansaday Milkiile hotelada  kuna yaalla meesha Sandzhukho ee Caasimadda   Tokyo,si loo saacido dadka niyad jabka dareemaya.

Waxaana hotelka laga sameeyay  qolol gooni ah  khaas ahaan dadka aad u doonaya inay u ooyaan.

Markii ay qofka ku adkaato inuu ooyinta bilaabo waxaa qofka loo shidayaa TV waxaana loosoo bandhigayaa dhacdooyin dareenkiisa kiciya oo qofka isla markiiba ka ooyinasa.

Waxaa intaa kusii darsataa waxaa laga yaabaa in Hotelku sameeyo daawooyin dadka ka ilmaysiisa iyo wax kasta oo qofka dareenkiisa lagu kicinkaro si uu u ooyo.

Milkiilaha Hotelku waxa uu sheegay  in laga heli doono qolalkaa loo diyaariyay in lagu ooyo , waxaana si gaara looga tix galinayaa dumarka doonaya inay iska nafisiyaan dareenaka  Murugada isla markaana waayay meel ay si wanaagsan ugu ooyaan.

Habeenkii qudha waxaad ku see xanaysaa  hotelka 84-Dollar .

Comments

Popular posts from this blog

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon guud iyo Diini ka Kooban, Qeybtii Koowaad.

Maahmaahyo iyo Murti (qaybtii kowaad).

Su'aalo iyo Jawaabo, Aqoon Guud iyo Diini Ka Kooban, Qeybtii Shanaad.